Send the following on WhatsApp
Continue to ChatXaalad Kasta Maaha Sidaad u Aragto!Markii macalinku casharka sharaxaadiisa waday ayu ku gam’ay fasalkii mid ka mid ahaa ardaydii. Macalinka ayaa canaantay waxaana uu cod dheer ku yidhi “ Waxaad ku soo jeeday daawashada TV-ga markaasi ayaad fasalka dhexdiisa ku gam’aysaa. Ardayga ayaa intuu eegay ilka cadeeyay. Macalinka oo aad u cadhaysan ayaa fasalka ka eryay. Laakiin marki u fasalka ka baxay wiilka yari ilmo ayaa indhihiisa ka da’aysay. Qofna ma oga inuu ku soo jeeday aabihii oo aad u xanuunsanayay oo uu siinayay Dawo.” Weligaa ogow arrimuhu maaha sida ay kuugu muuqdaan adiga, kolba dhinaca ka eeg. Mar kastana dhinaca wanaagsan raac. https://wargeyskadawan.com/2021/11/25/xaalad-kasta-maaha-sidaad-u-aragtomarkii-macalinku-casharka-sharaxaadiisa-waday-ayu-ku-gamay-fasalkii-mid-ka-mid-ahaa-ardaydii-macalinka-ayaa-canaantay-waxaana-uu-cod-dheer-ku-yidhi/