wargeyskadawan.com
Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacaaysaha Qaranka oo Tabobar U Furtay Isu Duwayaasha Gobollada ee Hay’adda.
Hargeysa (Dawan) – Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacaaysaha Qaranka Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif) ayaa tababar u furay isu duwayaasha gobollada ee Hay’addaasi. Tababarkan oo ay ka qe…