wargeyskadawan.com
Raaligelintu Dadka Ma Wada Gaadho!
Ninka caqli badan ayaa doonayay inuu fahansiiyo wiilkiisa duruusta waayo-aragnimada. Waxa uu yeedhay wiilkiisa waxaana ay suuqa u kaxaysteen Dameerkooda iyagoo labadooduba dhabarkiisa wada saaran.…