wargeyskadawan.com
Xikmado Iyo Dardaaran!
Ha Xumayn qof ku jecel, hana ku odhan qof ku baahan waxaan ahay mashquul. Ha khiyaamayn qof ku Hana ilaabin qof ku xusuusan wakhtiga intiisa badan. Caqliga dadku waa saddex nooc , caqliyada waawey…