wargeyskadawan.com
Yemen: Haweenayda isu Taagtay Badbaadinta Taariikhdii Dalkeeda
Kolkii ay yarayd, Harbia Al Himiary waxaa ay la yaabi jirtey qaab-dhismeedka waddankeeda Yemen. Meeshii ay ku dhalatay ee Sanca waxay ilaa yaraanteedii aad ula dhacsanaan jirtay dhagaxa xardhan ee …