wargeyskadawan.com
Afar Bilood ka dib waxa la ogaaday in carruur ku khaldantay rugtii ay ku dhasheen
Afar bilood ka dib dhalmadoodii, laba qoys oo reer California ah ayaa ogaaday in labadooda carruur ahi oo ku khaldameen Cisbitaalkii ay ku dhaleen. Dhacdan waxay ka dhacday Rug caafimaad ku yaal L…