wargeyskadawan.com
Cisbitaalka Guud ee Hargeysa oo lagu soo Kordhiyay Qayb cusub oo Sifeynta Kelyaha ah
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaarada horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa xadhiga ka jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay qeybta sifeynta kelyaha ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargaysa. Wasiirka…