wargeyskadawan.com
“Suuqa Kalluunka Waxa Ku Shaqaysan Doona Hooyada Danyarta Ah” Maayar Cidin
Berbera-(Dawan)-Dawladda Hoose ee magaalada Berbera ayaa dhisaysa suuq u gaar iibka kalluunka oo ay ku shaqaysan doonaan dadka danyarta ah ee aan haysan lacag ay iskaga bixiyaan goobaha kirada ah. …