wargeyskadawan.com
Wasiirka Deegaanka iyo Wefti Ka Socday Maraykanka Oo Kormeeray Xarunta Xaanaynta Harimacadka Hargaysa
Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimiladda Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, agaasimaha haayadda CCF iyo wefti ka socday dawladda Maraykanka ayaa shalay korme…