wargeyskadawan.com
Maareeyaha Telefiishinka Qaranka oo Been-abuur ku Tilmaamay War lagu Baahiyay Bogga Golaha Wakiillada
Hargeysa (Dawan)- Maareeyaha Guud ee Talafeeshinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Cismaan Maxamed ayaa Beeniyey in telefiishanka qaranku raali-gelin siiyey Golaha Wakiiladda, kadib ma…