wargeyskadawan.com
Gobollada Somaliland oo si Weyn looga soo Dhaweeyay Go’aankii Furista Urrurada Siyaasadda
Hargeysa (Dawan) Waxgaradka Cuqaasha, Waayeelka iyo Siyaasiyiinta Goballada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si ballaadhan u soo dhaweeyay go’aankii Xukuumadda Somaliland ay furtay urrurada siyaasadda…