wargeyskadawan.com
Waxqabadka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyo Qorshaheeda Cusub
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka Wasaaradda diinta iyo aw qaafta Jamhuuriyadda Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani) iyo Agaasimaha guud Sheekh Aadan Cabdilaahi Cabdale oo ay weheliyaan masuuli…