wargeyskadawan.com
Laascaanood: Wiil soo Kordhiyay Nooc Adeeg Bixin oo Cusub
Saleebaan Yuusuf Cabdi, oo ah wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa hal abuuray shaqo ku cusub magaaladaasi. Wiilkan ayaa sameeyay adeegga Leebaajada wa…