wargeyskadawan.com
Shaqaalaha Baanka Dhexe oo Lagu Tababaray Dhaqaalaha Casriga ah
Gudoomiyaha Baanka Dhexe JSL Eng Cali Cabdillahi Daahir ayaa kula dardaarmay shaqaalaha Baanka dhexe inay kobciyaan aqoontooda, si ay u gutaan waajibaadka bulshada iyo Qaranka Somaliland ka sugayo.…