wargeyskadawan.com
Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay
Hargeysa (Dawan) Guddidii loo xilsaaray in ay xaliyaan khilaafka kala qaybiyay Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in ay ku fashilmeen in ay wax horumar ah ka sameeyaan isku soo dhawaynta la…