wargeyskadawan.com
Wasiir Cabdiwali oo kulan la yeeshay Shirkaddaha Isgaadhsiinta iyo Maayarka Caasimada
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Md. Dr. Cabdiwali Suufi Jibriil, waxa uu kulan kula yeeshay xafiiskiisa wakiillo ka socda Shirkaddaha Isgaadhsiinta, kuwa Korantada, Duqa Caasimada Harg…