wargeyskadawan.com
Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland oo Shaaciyay Waqtiga uu Furmayo Tartanka Kooxaha Horyaallada Somaliland
Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta Somaliland Fu’aad Axmed Cali ayaa ka hadlay waqtiga rasmiga ah ee uu bilaabmayo horyaalka horyaallada Somaliland oo lagu qabanayo magaalada Berbera ee caasimad…