wargeyskadawan.com
Sheybaadhkan oo Miisaaniyada Qaranka laga Maalgeliyey Wuxuu la Mid Yahay Ciidamadda Furinta Jooga”
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaaday in sheybaadhka Berbera ku jiro kaalinta ciidamada aagga hore difaaca qaranka kaga jira…