wargeyskadawan.com
Badhasaabka Buuhoodle oo ku Dhawaaqay Xaalad Abaareed
Buuhoodle (Dawan): Guddoomiyaha gobolka Buuhoodle Nasteex Maxamed C/laahi, ayaa shaaciyay in xaalad abaareed iyo mid biyo la’aaneed oo aad u daran ay ka taagan tahay dhamaanba deegaamadda hoos yima…