wargeyskadawan.com
Koonfur Afrika oo joojinaysa in la xaraasho Furihii qolka xabsigii Nelson Mandela
Koonfur Afrika ayaa dalbatay in la joojiyo xaraashka furaha xabsiga ee jasiiradda Robben Island oo uu mar ku jiri jiray madaxweynihii hore ee dalkaas Nelson Mandela. Iibinku wuxuu ka dhacayaa guri…