wargeyskadawan.com
Hay’adda shaqaalaha ayaa Fasaxday Dhammaan Shaqaalaha dawladda Somaliland
Hargeysa (Dawan) Hay’adda shaqaalaha ayaa fasaxday dhamaan shaqaalaha dawlada maalinta Berri, maalinta koowaad ee sannadka cusub awgeed. Warkan qoraalka ah ee lagu fasaxay qaybaha kala duwan ee sha…