wargeyskadawan.com
Maxaa mar kale soo cusbooneysiiyay xiisadda u dhaxeysa ururka Xamaas iyo Israa’iil?
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa xalay duqeymo ka geystay qeybo ka mid ah marinka go’doonsan ee Qasa. Weeraradan ayay Israa’iil sheegtay in ay uga jawaabeyso gantaallo Sabti…