wargeyskadawan.com
Sharcigu Maaha La Jiifiyaana Bannaan’e Qudhaadu Sanka Caano Ha Ka Keenin!!!”
Macallin dhinaca sharciga ah ayaa qallinku ka guntay ‘Sharcigu waxaa uu sharci ku yahay sida uu sharci u yahay”. Taas oo macne ahaan u taagan in aan sharcigu u jiid-jiidmin sida Laastiiga am…