wargeyskadawan.com
Wasiirka Biyaha oo Gobolka Saraar u Tagay Qodista Ceel’biyood Bulshadu Muddo dheer dhawrayeen
Hargeysa (Dawan) Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo wasiirka horumarinta biyaha Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa si mug iyo miisaanleh loogu soo dhaweeyey magaalada Caynaba ee c…