wargeyskadawan.com
Madaxda sare ee golaha wakiillada Itoobiya ayaa ka dooday xaalada uu ku jiro Dalkaasi
Adis-ababa (Dawan) Masuuliyiinta sar sarre ee golaha shacabka DDSI ayaa ka hadlay xaalada uu ku sugan yahay waddanka Itoobiya. Doodan ayaa hayd mid masuuliyiintu diirada ku saareen mawduuca &#82…