wargeyskadawan.com
Askari Paraguay ah oo Deero ku Dishay Madaxtooyada
Askari ka tirsan ciidamada Paraguay ayaa dhintay ka dib markii ay weerar ku qaaday Deerada ku jirta beerta xayawaan ee madaxtooyada dalkaasi. Sergeant Victor Isasi, oo 42 jir ah, ayaa u dhintay dha…