wargeyskadawan.com
Bruno Fernandes oo ka Hadlay Wararka la Xidhiidhinaya Barcelona
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Manchester United Bruno Fernandes ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu ku biirayo Barcelona xagaaga. 27-sano jirkaan ayaa mar kale muhiim ka noqday Man United…