wargeyskadawan.com
Maamulka degmada Gar-adag oo sheegay inay xaalad biyo la’aaneed soo foodsaartay degmada
Maamulka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag, ayaa sheegay inay xaalad biyo la’aaneed soo foodsaartay deegaamada hoos yimaada degmadaasi. Maayar ku-xigeenka Degmadaasi Sahal Maxamed Ismaaciil …