wargeyskadawan.com
“Dawladdu Xilka Iyo Waajibka Ka Saaran Dadkeeda Ha Ogaato..” Xildhibaan hore, Nacnac
Hargeysa (Dawan) – Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka mid ah Xidlhibaanadii hore ee Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay xaaladdu dalku marayo, gaar ahaan abaarta iyo maceeshada qaalig ah, waxaanu u…