wargeyskadawan.com
Dagaal idin Maanu Dooran ee Wax Qabad ayaa la idiinka Fadhiyaa.”Dareenka Shacabha
Hargeysa-(Dawan)- Shacabka ku nool magaalada hargeysa ee caasimada jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhaliilay hab dhaqanka xildhibaanada golaha wakiillada oo kulamadii u danbeeyey gacan hadal …