wargeyskadawan.com
Hazard oo Go’aan ka Gaadhay Real oo Ogolaatay Dalab ka Yimi Koox Ingiriis ah
Xiddiga reer Belgium ee Eden Hazard ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa kaddib markii ay Real Madrid ogolaatay dalab uga yimid Newcastle United oo lagaga doonayo isaga. Real Madrid ayaa Axaddii a…