wargeyskadawan.com
20-kii Xiddig ee ugu Wanaagsanaa Kubadaha Madaxa ah Qarnigan oo lasoo Saaray
Cristiano Ronaldo ayaa hoggaaminaya ciyaartoyda ugu wanaagsan madaxaynta kubadda qarniga 21aad oo kasoo bilaabmaya sannadkii 2000. Xiddiga reer Portugal ee shanta jeer ku guuleystay abaal-marinta B…