wargeyskadawan.com
FIFA oo Isbeddel ku Samaysay Sharciga Suuqa & Chelsea oo Noqotay Kooxda Dhibta ugu Badani kasoo Gaadhayso
Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa soo saaray shuruuc cusub oo dhinaca suuqa ah, kuwaas oo saamayn gaar ah ku yeelan doona kooxda kubadda cagta Chelsea oo noqonaysa naadiga dhibaatada u…