wargeyskadawan.com
Maxkamadda Sare oo Miyi iyo Magaalo Ka soo Garnaqaday
Hargeysa (Dawan) Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland oo Muddo 25 Cisho ah u Guurtay Gobolada Bariga dalka, ayaa kasoo garnaqday 125 dacwadood oo ka jiray deegaanadaasi. Waftiga ka so…