wargeyskadawan.com
Golaha Guurtida JSL oo ka Dooday Tuulooyinka Qabiilka ku Dhisan
Hargeysa (Dawan) – Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa dood ka yeeshay arrimaha degaanka, gaar ahaan sidii degmooyinka waddanka loo xakameynlahaa. Mudanayaashu waxa ay sheegeen in de…