wargeyskadawan.com
 Lamaane dil loogu gaystay magaalada Laascaanood
Laascaanood (Dawan) – Dablay aan haybtooda la aqoonsan ayaa xalay dil toogasho ah lamaane is qabay ugu gaystay xaafada Farxas’kule ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Lamaanaha …