wargeyskadawan.com
Saraakiil Ciidanka Asluubta ah oo Xidigo Lagu Taxay
Hargeysa (Dawan)- Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax), ayaa shalay dalacsiiyay afar boqol, lix iyo toban (416) ka mid ah ciidanka Asl…