wargeyskadawan.com
Golaha Wakiillada ee Somaliland oo ansixiyay xeerka ilaalinta xuquuqda carruurta.
Hargeysa (Dawan) – Mudanayaasha golaha wakiilada ee Somaliland ayaa ansixiyay xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta ee xeer lanbar 102/2021, oo ay maalmihii u dambeeyay ay ka doodayeen. Fadhigii maant…