wargeyskadawan.com
Dawladdaha Hoose oo La Barayo Xuquuqda Muwaadinka
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ayaa shalay tababar saddex cisho socon doona u furtay 11 ka mid ah Dawladdaha Hoose ee dalka. Tababarkan oo ku saabsan barashada xuquuqda uu leeyaha…