wargeyskadawan.com
“Waxa la yaab ah in madaxda Soomaaliya dabka nala soo gala yidhaahdaan”Ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, oo hadal ka jeediyay munaasibada 28 guurada ciidamada qalabka sida, ayaa sheegay in loo baahan yahay in Somaliland iyo Soomaaliya …