wargeyskadawan.com
Xanuunada Ruuxda Iyo Qalbiga Asiiba!
Xanuunada nafsaaniga ee ku dhaca dadka waa ay badan yihiin waxaana ka mid ah istusnimada iyo inuu qofku jeclaado inuu caan noqdo. Rasuulka Allah (scw) xadiis ayuu ku yidhi “ Camalka yar ee istuska …