wargeyskadawan.com
Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood oo furtay waxbarashada heerka labaad ee Jaamacadda.
Laascaanood (Dawan) – Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood ayaa xaflad u samaysay fursado waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda ah, oo lagu diyaarinayo waxsoosaarka beeraha iyo kobc…