wargeyskadawan.com
Shirkadda Oomaar oo  Biyo iyo Calafka Xoolaha gaadhsiisay gobolka Sool
Laascaanood (Dawan) Shirkadda Oomaar ayaa magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaadhsiisay gawaadhi sida saddex kun oo kiish oo calafka xoolaha ah iyo deeq biyo ah oo ka kooban konton boo…