wargeyskadawan.com
UNESCO: Adduunku Wuxuu ku Guul Daraystay in Carruurtu Waxbarasho Tayo leh Hesho
Warbixin ay Qaramada Midoobay soo saartay 20-kii January, 2022 ayaa lagu sheegay in dunidu ay ku guul darraysatay in ay hubiso in marka la gaadho 2030ka dhammaan carruurta ay helayaan “waxbar…