wargeyskadawan.com
Golaha Guurtida oo soo Gaba’gabeeyay Doodii Arrimaha Dhaqaalaha.
Hargeysa (Dawan) – Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa dood ka yeeshay arrimaha dhaqaalaha, gaar ahaan wax-soo-saarka beeralayda. Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shi…