wargeyskadawan.com
Dawladda hoose ee  degmadda Taleex oo 7500$  ku wareejiyey guddidda gacanta ku haysa Jidka Dameer
Taleex (Dawan) Maamulka dawladda hoose ee degmadda Taleex ayaa 7500$ oo qaadhaan lacag ah ku wareejiyey guddidda gacanta ku haysa waddadooyin ka tirsan degmada Taleex. Duqa degmada golaha degaanka …