wargeyskadawan.com
Hay’adda u diyaargarowga aafooyinka oo raashin u qaybisay qaar ka mid ah dadka ay abaartu hayso gobolka Daad’madheedh.
Oodweyne (Dawan) Hay’adda u diyaargarowga aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ayaa raashin u qaybisay qaar ka mid ah dadka ay abaartu waxyeelaysay ee ku sugan degmooyinka gobolka Daadmadheedh.…