wargeyskadawan.com
Madaxweyne-ku-xigeenka  oo Shir-guddoonka Wakiillada kala Wareegay Qaadhaan Lacageed Oo Gurmadka Abaaraha loogu Tala galay
Hargeysa (Dawan) Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida abaaraha heer qaran, ayaa maanta qaddar lacageed oo dhan $50,000 (Konton kun) oo dollar kala wareegay shi…