wargeyskadawan.com
Barca oo Tallaabooyin u Jirta Xiddiga ugu Wanaagsan Brazil Waqtigan iyo Lacagta ay Dul-dhigtay
Mateu Alemany ayaa weydiiyey Ramon Planes bilowgii xagaaga, haddii uu jiro ciyaartoy ay suurtogal tahay in ay Barcelona kala soo wareegi karayso kooxda reer Brazil ee Santos, halkaas oo ay ku sugan…