wargeyskadawan.com
Ronaldo oo Hogaaminaya Liiska Xiddigaha PSG u Calaamadsatay Bedelka Mbappe
Xiddiga Manchester United Cristiano Ronaldo, Romelu Lukaku oo Chelsea ka tirsan iyo Erling Braut Haaland oo ka tirsan Borussia Dortmund ayaa lagu soo waramayaa inay ka mid yihiin liiska shanta weer…